Site icon Qaamuus

ereyga

Fur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

Wax afka looga shiro weel, sida buraashad, dhalo,iwm.

Fur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

Summad xoolaha lagu asteeyo oo dhegta inteeda sare la gooyo.

Fur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Albaab, dariishad iwm ballaqid. 2. Guntin xarig kala bixin. 3. Gaadiid rar ka dhigid. 4. Halxiraale fasirid. 5. Mashruuc, dhisme iwm ballaarintooda ku dhawaaqid. 6. Xabbado badan ridid. 7. Wax meel ku jira sii dayn. 8. Haweeney la qabo dalaaqid.
Subuurada furaha*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fur

na | naab | naaban | taab | yaac | baadifur | eeg | gaalis | gaalis-furan | nabsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version