Site icon Qaamuus

ereyga

furun
(m.l)

1. Rooti. 2. Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin¹.

furun
(m.dh)

1. Maro ay raggu kor ka qaataan. 2. Goobta dagaalku ka aloosanyahay. ld furin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furun

furin [m.l]
ld furun¹.

furin [m.dh]
ld furun².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version