Site icon Qaamuus

ereyga

Furuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo muddo gaaban, waxaa keena fiirus. Astaamo: qandho iyo finan nabar ku reeba maqaarka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga furuq

afgaab | fadfad | farfar | furuqbiyoole | furuqdhaw | furuqdhoon | giir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version