Site icon Qaamuus

ereyga

furuqdhoon
(m.l)

Godad yaryar oo furuqu jirka dadka ku reebo. ld furuqdhaw.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furuqdhoon

fadfad [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Godgod yaryar oo cudurka furuqu ku reebo jirka nafleyda; furuqdhaw, furuqdhoon.

farfar [m.l]
1. F. ah: meel biyo dhow oo laasaska laga qoto; xaarxaar. 2. Furuqdhoon. ld faarfaar¹.

furuqdhaw [m.l]
ld furuqdhoon.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version