furxi
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)Laba xubnood oo is haaysta kala goyska ka kalabixin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furxi ↴
furuxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la kala furxiyey ahaansho.
furxasho [m.dh]
ld furxid.
furxid [m.f.dh]
eeg furux². ld furxasho.
furxin [m.f.dh]
eeg furxi. ld furxis.
furxis [m.l]
ld furxin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg