Fuuli
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Nafley meel aanay kori karin saarid. 2. Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuuli ↴
raac | rab | beersaar | deeg | fanayso | fangal | fano | faras | fardafuulid | fardafuulis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg