Site icon Qaamuus

ereyga

Fuuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Dhuunta baaruudda xabbadda qarxisaa ku jirto; qashir.

Fuuq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu soo nuugo bushimaha oo urursan oo loo dhoweeyo; fiq; fururuq. 2. In yar oo kol la fuuqsado. ld fiiq².

Fuuq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Hoore si tartiib ah uga dhergid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuuq

baaruud | fiiq | fuuqbax | fuuqdhabiil | fuuqdhabiilnimo | fuuqid | fuuqsad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version