Site icon Qaamuus

ereyga

fuwo
(m.l)

1. Xidid asalkiisa lagu rinjiyo cawda. 2. Dhar aan xariir iyo suuf midna ahayn oo tayadiisu xuntahay. 3. ld fawo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuwo

fawo [m.dh]
1. Dun midab leh oo dharka qurxiso. 2. ld fuwo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version