Gaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka. 2. Ul gaaban oo xooggan.
Gaad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaad ↴
gaadaami | gaadaamid | gaadaamin | gaadaamis | gaadaan | gaadaan | baabuurraac | daacuun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg