Site icon Qaamuus

ereyga

Gaadaansan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaadaansan

gaadaansanaan | gaadaansanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version