Gaadeeryo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dheddigga goodirka. 2. Nooc ka mid ah deerada buuraha ku nool. 3. Nooc carmada ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaadeeryo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg