Gaafo
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waqti dheer. 2. Miileysi; kaltan. miileysi, kaltan
Gaafo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ftay, -fatay)1. Bawdyo kala fogeyn (hal). 2. U g.: wax qabashadooda isu diyaarin. 3. U g.: wax baajintooda isku hawlid. 4. Ku g.: wax dhan walba ka marid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaafo ↴
gaafasho | gaafootamid | gaafootan | gaafootan | xagaafo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg