Gaaggax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Marka neef godlani wax gansado (qoonsado) oo caanuhu ku cararaan; godolnaqsi. 2. ld gaaggixid. gaaggixid
Gaaggax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -gixi)Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax². gaagax
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaaggax ↴
gaagax | gaagax | gaagaxsan | gaagaxsanaan | gaagaxsanaansho | gaaggaxsan | gaaggaxsanaan | gaaggaxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg