Site icon Qaamuus

ereyga

Gaaggixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Neef godlan wax uu gansado oo caanuhu uga iman waayaan ku samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaaggixi

gaaggax | gaaggixid | gaaggixin | gaaggixis | gaagixi | gaagixid | gaagixin | gaagixis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version