Gaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.dh)1. Nin aan muslin ahayn. 2. Nin aan raxmad lahayn. 3. ld faranji. 4. ld ceelgeel: Ceel biyo badan oo aan dhano la hayn; ceelgaal. 5. ld geel (haruubgaal, xeryagaal iwm). faranji
Gaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Haweeney aan muslin ahayn. 2. Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad. 3. Hab; dabeecad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaal ↴
gaalad | gaalayn | gaalee | gaalib | gaalib | gaalibid | gaalis | gaalis-furan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg