Site icon Qaamuus

ereyga

Gaalleef

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ffo, m.)

1. Nooc ka mid ah toorreyda oo godan. 2. Mindi dheer oo godan oo qaab toorrey leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaalleef


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version