Gaalow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Miro ka baxa geed abaareedka qaarkiis.
Gaalow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Gaal noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaalow ↴
gaaloobid | magaalow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg