Site icon Qaamuus

ereyga

Gaantay

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

(jool.) Xabuub khafiif oo dhadhaab lakabeed oo ka dhashay dhoobo, waxa laga yabaa iney ku sameysantey cadaadis culeyska dhadhabaha kor saaran dartood, ama sibidhow (cementation), sida nuuradda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaantay


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version