Site icon Qaamuus

ereyga

Gaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xuub ku dahaaran ilmo dhashay. 2. Dhiil, abxad iwm wax korka looga dahaaro. 3. Urun.

Gaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax cid si gooni ah u khuseeya. 2. Qof loo xilsaaray, inuu ilaaliyo xafiis, dukaan iwm. 3. G. ah: khaas ah. 4. Dhaawac callirsan.

Gaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Magac guud iyo magac g.

Gaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. (f.g) Meel tegid. 2. (f.g) Cid, cid ka horreysa ka daba tegid. 3. (f.g) Jir cananno ku suntid. 4. (f.g) Dhiil, abxad iwm dahaarid. 5. (f.mg) Wax, wax ku filnaansho.
ugaarsade-hargaandi*

baydari


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaar

aafee | ba | baa | baab | odayow | daabad | caabuqtire | aalo | ogeys | qaabile-kiimikaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version