Site icon Qaamuus

ereyga

Gaashaambuur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dad dhawr qolo ah oo ciidamada isku darsaday oo xooggooda mideeyay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaashaambuur

gaashaambuuraysad | gaashaambuuraysasho | gaashaambuuraysi | gaashaambuurayso | gaashaambuursad | gaashaambuursasho | gaashaambuursi | gaashaambuurso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version