Site icon Qaamuus

ereyga

Gaastarig-cariye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

(c.nafl.)Hormoon laga sameeyo qaybta xiidmaha ugu xigta ee caloosha. Soo deyntiisa waxaa fududeeya cunnada caloosha soo gasha; dhiigga ayuu raaca wuxuu fududeeya soo deynta dheecaanka caloosha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaastarig-cariye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version