Site icon Qaamuus

ereyga

Gaaweeto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Weel yar, macdan ah, dheg leh oo ciidanku wax ku shubto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaaweeto


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version