Site icon Qaamuus

ereyga

Gabaaraggeddi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Gadgeddoonka wax marar badan oo isku xiga sameeyaan. 2. ld gabaaraggeddin.

Gabaaraggeddi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax dhawr jeer oo isku xiga dabageddin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabaaraggeddi

gabaaraggeddin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version