gabax
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Meel bannaan oo dabayl iyo dhaxan badan.
gabax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabax ↴
gabaxle [m.l]
Roob biyo yar oo aan biyo dhig lahayn, muddo dheerna da'a.
gabxid [m.f.dh]
eeg gabax².
lugabaxsasho [m.f.dh]
eeg lugabaxso. ld lugabaxsi.
lugabaxsi [m.l]
ld lugabaxsasho.
lugabaxso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Socod curuqtirasho ah meel dhow ku tegid. ld majabaxso.
wejiggabax [m.l]
Madax hoos u rogidda iyo weji kaduudka ku dhaca qof uu ka horyimid qof uu horay wax ugu dhimay; yaxyax.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg