gabay
(m.l) (-yo, m.dh)Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad, luuq iwm oo aan muusig loo tumin.
gabay
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-byay, -bayday; -byi)Gabay tirin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabay ↴
bad [m.dh] (-do, m.l)
1. Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo. 2. Goobta lagu ciyaaro turubka. 3. B.da gabayga: baabka gabayga.
dhismo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Farsamada iyo habka wax loo dhiso. 2. (-ooyin, m.l) Wax dhisan sida guri, xafiis iwm. 3. Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso. 4. Isku-dubbarididda iyo habeynta gabay in muddo ah.
gabaayoox [m.l]
ld gabayre.
gabayaa [m.l]
ld gabyaa.
gabaye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Meel hadba waqti go'an oo lagu heshiiyey ay ganacsatadu wax ku kala iibsadaan; carwo.
gabayoox [m.l]
ld gabaayoox.
gabayre [m.l]
1. Meel dhaxan badan oo aan gabbaad lahayn. 2. Dhaxan badan. ld gabaayoox, gabayoox.
gabaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Ka g.: qof gabay ku beerid.