Gabbaati
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka horreeya.
Gabbaati
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Hanti yar, markaas gabar la guursanayo, ka bixin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabbaati ↴
gabbaatiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg