Gabbalgaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Galabnimada inteeda dambe ee gabbaldhaca ka horreysa. ld gabbalgaabad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabbalgaab ↴
gabbalgaabad | gabbalgaabsad | gabbalgaabsasho | gabbalgaabsi | gabbalgaabso | gabbaljiif |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg