gabbo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baday, -batay)Wax la soo riday ama lo soo tuuray gabbaad ka gelid. ld gabboo, gambo².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbo ↴
caaqilo [m.dh]
Ciqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabbood fasha; nabsi.
gabbasho [m.f.dh]
eeg gabbo. ld gabbad¹, gabbood, gambad, gambasho.
gabboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld gabbo.
gabbood [m.l]
ld gabbasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg