Gabee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)1. Socod cag culus oo aad mooddo in qofka tallaabsigu dhibayo. 2. Dabin qaab saab leh oo shinbiraha lagu dabo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabee ↴
gabaggabee | gabeyn | gabeysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg