Gablan
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Qof gaboobay oo aan carruur lahayn. ld goblan¹.
Gablan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)1. Qof carruurtii ka le'atay noqosho. 2. Qof gaboobay oo aan carruur lahayn noqosho. ld goblan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gablan ↴
gablami | gablamid | gablannimo | goblan | goblan | goblannimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg