Site icon Qaamuus

ereyga

Gaboodfal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo. 2. ld gaboodfalid.

Gaboodfal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaboodfal

gaboodfalid | gardarro | julul | xil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version