Gacal
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Jacayl cid loo hayo. 2. Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm oo cid ka dhexeysa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacal ↴
saaxiib | saaxiib | saaxiib | saaxiibad | xabiib | dhabbaggacal | gacalcun | gacalcunid | gacaliso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg