Site icon Qaamuus

ereyga

Gacaltooyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Is jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacaltooyo

saaxiib | saaxiib | saaxiib | saaxiibad | gacalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version