Site icon Qaamuus

ereyga

Gacan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo/-nno, m.dh)

Khoori.

Gacan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo/-nno, m.dh)

(xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.

Gacan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-cmo, m.l)

1. Xubinta faraha leh ee dadka wax ku qabsado. 2. Xubin dheer, madaxa maroodiga ka laallaadda oo uu wax ku qabsado kana neefsado. 3. Dhegta weelasha iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacan

haabo | taabo | haadi | baac | baaci | jaawi | laac | laal | saayidcalee | taako |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version