Gacan-adag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-kaa, -kayd)Wax, waxbixinta ku adagtahay ahaansho (qof); bakhayl; muudal, dhabcaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacan-adag ↴
gacan-adkaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg