Gacansayr
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Diidmo. 2. ld gacansayrid.
Gacansayr
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Ku g.: talo, amar iwm si qayaxan u diidid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacansayr ↴
gacansayrid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg