Gacanyare
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Kaaliye; hoosjiooge.
Gacanyare
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)(taar.) Bulshadii dhulgoosiga ninka ilaaliya boqorka, una qabta hawlaha militriga, kaddibna hela dhul uu ku noolaado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacanyare ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg