Site icon Qaamuus

ereyga

Gadaal baah

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Baahidda ama qalloocsanka hirar, marka ay dhexmarayaan dalool ama la laabmayaan wareegga geftinka oodan ama hor-joogsi sida derbi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadaal baah


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version