Site icon Qaamuus

ereyga

gadaala-aqoon
(m.dh)

1. Aqoonta xooluhu u leeyihiin kudmada (awr). 2. Kasmo iyo aqoon u lahaasho xubnaha taranka: isutaggooda iyo sida caruurta loo dhalo ama u dhalato. ld gaadala-aqoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gadaala-aqoon

gaadala-aqoon [m.dh]
ld gadaala-aqoon. gadaala-aqoon

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version