Site icon Qaamuus

ereyga

Gadaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Saabka weelasha qaarkiisa kore. 2. Qoriga ku wareegsan saabka fooddiisa sare.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadaan

gadaaman |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version