Site icon Qaamuus

ereyga

Gadaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax qaab wareegsan leh. 2. Wax lagu qariyo wax kale. ld gedef¹.

Gadaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dfay, -daftay; -dfi)

1. Wax qaab wareegsan u yeelid. 2. Wax, wax kale ku dahaarid. ld gedef².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadaf

gadfid | gedef | gedef |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version