Gadawaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cirku marka uu qaawan yahay oo uusan daruur lahayn.
Gadawaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Daruur beelid (cir).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadawaar ↴
gadawaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg