Site icon Qaamuus

ereyga

gadid
(m.f.dh)

eeg gad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gadid

maangadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maangad².

raadgadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadgad.

aleeggadid [m.f.dh]
eeg aleegad².

biicmushtar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka b.: qof badeeco iibinteeda ama gadiddeeda hawl ka dhigasho. ld baayacmushtar²; beecmushtar².

biicmushtari [m.l] (-iyo, m.dh)
Qof badeeco gadiddeeda ama iibsashadeeda hawshiisu tahay; ganacsade. ld baayacmushtar¹ (2), baayacmushtari, beecmushtar¹.

geddisley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad hawshoodu tahay iibinta iyo gadidda badeecooyinka kala duwan; ganacsato. ld gaddisle.

halwi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dab ku madoobayn ama ku midabayn. 2. Wax la iibinayo qiimahooda mid ka yar ku gadid. 3. ld qalwi.

libgadid [m.f.dh]
eeg libgad². ld libgad¹ (2).

marriin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iimay, -iintay; -iimi)
1. Qof haween ah dhar ay xirato u gadid. 2. Maro daliig midab leh ku qurxin. 3. Maro, darin iwm midabbo u yeelid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version