Gaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)1. Khalad. 2. Meelkadhac. ld gef.
Gaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. (f.g) Khalad samayn. 2. (f.g) Haleeli waayid. 3. (f.mg) U g.: cid meelkadhac ku samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaf ↴
jaabee | xagafsasho | xagafso | afdhuubyaale | bagaf | bagafsan | bagafsanaan | bagafsanaansho | cagaf | cagafcagaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg