Site icon Qaamuus

ereyga

gafuurtaagid
(m.f.dh)

eeg gafuurtaag². ld gafuurtaag¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gafuurtaagid

gafuurtaag [m.l]
1. Kibir iyo isla weyni wajiga ka muuqda. 2. ld gafuurtaagid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version