Gahayr
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. ld gaahiir 1. Miro aan bislaan, curdannimadiina dhaafay. 2. G. ah: gabar inannimmo ku weynaatay. 3. Wax aan jilicsanayn; adag. 4. ld gaahi.
Gahayr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed gaab u eg dhafaruurta oo leh laamo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhisto.
Gahayr
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Miro curdan dhaafid. 2. Qof doobnimo ku weynaansho. ld gahayrow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gahayr ↴
gaahi | gaahiir | curdan | dhabarjebin | gahayrid | gahayroobid | gahayrow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg