Site icon Qaamuus

ereyga

galac
(m.l) (-cyo, m.dh)

Waran af ballaaran oo birtiisu wada soofeysantahay.

galac
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

Cod lagu muujiyo if kedis ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galac

galaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Wax iftiin badan oo indhaha dhibeya leh ahaansho.

galacleyn [m.f.dh]
eeg galaclee.

ilgalacle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Eegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilbalacle.

ilgalaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Indhaha oo la kala hayo hadba meel eegid. ld ilbaclee.

ilgalacleyn [m.f.dh]
eeg ilgalaaclee. ld ilbalacleyn, ilbalacleys, ilgalacleys.

ilgalacleys [m.l]
ld ilgalacleyn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version