Galawkooma
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Xaalad cudureed oo cadaadiska isha dhexdeeda uu aad u sarreeyo wuxuuna keeni karaa indhabeel.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galawkooma ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg