Site icon Qaamuus

ereyga

Galbi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Aroos aqalgeyn. 2. Cid meel aadeysa sagootin. ld gelbi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galbi

galbin | galbis | galbis | gelbin | gelbis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version