Site icon Qaamuus

ereyga

Galbo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-baday, -batay)

1. Galab carraabid. 2. Tegid aan soo noqosho lahayn sameyn. 3. Aqalgelid (guur).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galbo

galbasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version